Skip to content
Site Tools
Narrow screen resolution Wide screen resolution Auto adjust screen size Increase font size Decrease font size Default font size default color blue color green color
You are here: Home
10 hab oo kaa dhiga mid shaqadiisa ku guulaysta

Maxaa shakhsiga ka dhiga mid shaqad uu hayo si weyn uga dhex muuqda?

Muxuu shakhsigu ku kasban karaa shaqadiisa iyo dadka ay wada shaqeeyaan?

Tobankan qodob ee soo socdaa sirta ama taatikada ku gaarsiin karta guusha shaqadaada

:

 
Read more...
 
QISO LAYAAB LEH
 qiso.jpgWaan iska daba riday, Jacayl indho la'aan ah ayaana u qaaday kaddib markii aan isku baranay qadka Internet-ka ee Paltoga wada-sheekeysiga, waxaana ka codsaday in sawirkeeda ay ii soo dirto, si deg deg ah ayayna iigu soo dirtay muuqaal sawir aad u qurxoon oo run ahaantii qalbigeyga aad u dhalaaliyay, iguna abuuray Jacayl daaro ka dhistay laabteyda.


Read more...
 
DHAAWAC (maanso)
bushaaro.jpgSalaamu calaykum dhamaan ummadda somalida ah ee ku kala nool baalaha aduunka waxaan halkan ku soo bandhigayaa maanso ka hadlaysa dhibka jaadka kolay waa aragtidayda inta aan anigu is idhi waad ka sheegi kartaa waxaana laga yaabaa inaan wax badan ka tagay ama aanan gaadhsiin halkii ay ahaayeen tixda magaceeda waxa la yidhaa Dhaawac waxay soo baxday 13/09/2008 waxaa tirisay Bushaaro cali baando London UK waxaan ku halqabsaday Faysal awcabdi cambalaash


Read more...
 
Afka iyo Suugaanta - Abwan Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaariye'

gariye.jpgHALKAN  KA DAAWO ABWAAN GAARIYE

http://www.youtube.com/watch?v=bxsxaHWqMV8&feature=related

 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Results 1 - 8 of 191

Polls

How you can express your idea about Mamalink roles and activities in the Somali society?
 

Who's Online

We have 1 guest online